Agabka Isgaarsiin Musiibo

Qoraallada Ku-Dhawaaqis Toos ah

Muuqaalo & Sawiro

Agabka Kheyraadka Fariin-qoraal Dirista Musiibo

Madbaacado

Kheyraadka boggan wuxuu muhiim u yahaya lamaanayaasha dibada ah iyo saxaafadda raadineysa nuxur soo-kabasho ay ku wadaagaan baraha bulsho inta lagu jiro ama kadib musiibo, ay ku jiraan: madbaacyada bulshada, qoraalo iyo qoraallada ku-dhawaaqis, muuqaalada iyo kaartuumada lagu heli karo luuqado badan.

Qoraallada Ku-Dhawaaqis Toos ah

Graphic
An Audio Document.

Lasoo dag qoraaladayada ku-dhawaaqis toos ah ee luuqado badan ku baxa si ay kaaga caawiyaan inaad u gudbisid bulshadaada wax ku saabsan sida looga codsado gargaar FEMA.

Eeg Dhammaan Qoraallada

Muuqaalada iyo Sawirada

FEMA waxey leedahay kumaan kun shaqaalo oo loo kala direy hawlaha musiibo ee waddanka dacaladiisa. Waxeynu wadaagnaa soo-gelimadii muuqaal iyo sawiro ee ugu dambeeyey ee laga soo xigtay jawaab-celinta ee barteen DVIDS.

FEMA YouTube-keeda

Ka eeg bogga muuqaalada YouTube ee FEMA wixii macaluumaad ah ee ku saabsan gargaarka musiibo si looga caawiyo in ka-badbaadayaasha nidaamka kasoo-kabashada.

PSA-yo & Kaartuumo Gargaarka Musiibo (English iyo Spanish)

Kaartuumadani waxey sharaxayaan sida gargaarka federaalka u gaaro bulshooyinka musiibo kadib.

Eeg dhammaan kaartuumada iyo PSA-yada

External Link Arrow

Muuqaalo Luuqada Dhagoolaha Mareykanka (ASL)

Muuqaaladan waxey keydiyaan fariimo muhiim ah ee lagu soo bandhigo Luuqada Dhagoolaha Mareykanka (ASL) iyo qoraal shaashadeed.

Eeg Dhammaan Muuqaalada ASL

External Link Arrow
Ilustración de un portavoz en una transmisión de televisión siendo visto por dos personas

Toos FEMA

Haddeertan ma jiran dhacdooyin barnaamij toos ah

Eeg Wararkii Hore ee Tooska ahaa

Agabka Kheyraadka Fariin-qoraal Dirista Musiibo

Isgaarsiinta ayaa xadidnaan kartaa musiibo kadib. Agabka kheyraadka wuxu bixiyaa macaluumaad fariin qoraaleed aad la wadaagi kartid ka-badbaadayaasha marka fariin qoraal oo keliya ka shaqeyso goob adeeg.

Madbaacado

alert - warning

Sorry, there were no results based on your filter selections.
Please reset the filter or change your selections and try again.

La cusbooneysiiyey markii ugu dambeysay